16 December 2012

Ma kula tahay iney wax kajiraan arrimahan.

Badanaa dalka soomaaliya waa muddo la isku heystay xukunka dalka iyo qabyaalad taasi waxaad moodaa inay dhamaatay hada oo loo gudbay isbaheysi iyo nidaam xisbi hase ahaatee waxaa meesha soo galay gacmo shisheeye oo danahooda ku dabakha gacan siinta maamulladii is badalayay sanadihii ugu dambeey. Hadaba sida kamuuqata sawir gacmeedkan oo uu soo bandhigay Amiin Caamir waxey tusaale u tahay xaqiiqada maanta kajirta dalka soomaaliya iyo kuwa bariga dhexe gaar ahaan carabta oo aad ogtihiin waxa dhacaya suuriya iyo masar ayadoo waliba si dag-dag ah loo aqoonsaday mucaaradka suuriya dowladaha ree galbeedkuna ey si weyn u taageerayaan kacdoonka kajira dalal badan oo muslim ah.

2 comments:

  1. Wakiilka beesha caalamka u qaabilsan somaliya.

    ReplyDelete
  2. Ilahay maslaxo ha u keeno umada asagaa caadil ehe

    ReplyDelete