Isusoobax weyn ayaa ka dhacay xerada ifo kaasoo siweyn loogu
taageerayay madaxweynaha dowlad goboleedka jubaland Sheekh Axmed
Madoobe
guud ahaan xeryahaha dhadhaab ayaa siweyn looga soo dhaweeyay maamulka
ka curtay jubaland dad badan oo kahadlay fagaaraha ayaa sheegay iney
wadi doonaan banaan baxyadan ilaa iyo maalmahan soo socda haduu eebe
idmo. By weyrah
Congrats jubaland
ReplyDeleteHamblyo ree jubaland
ReplyDeleteThat is great action
ReplyDeleteGood news
ReplyDelete