Waxaa maalmahan dambe sii xoogeysanaya horumarka laga sameeyay ganacsiga deegaanka dhadhaab waxaana ugu dambeysay warshad soo saarta caanaha islamarkaana ey dadku si weyn ugu diirsadeen oo laga hirgaliyay degmada dhadhaab ee gobolka waqooyi bari ee dalka kenya. By weyrah
----------
Sent from my Nokia phone
Hambalyo ree dhadhaab
ReplyDeleteGood news
ReplyDeleteMasha allah
ReplyDeleteCongrats
ReplyDelete