Abdulahi Omar mashin oo kamid ah musharixiinta heer deegaan ee dhadhaab ayaa kamid ah dadka aad loo hadalhayo ee dagaankan lagdheeraa waxaana uu in badan kashaqeynayay waxbarashada asagoo mudo ahaa macalin iyo waliba head mastaha degmada liboyo hadaba waxaa la sugayaa xilliga doorashada kenya oo dhici dhoonto bisha 3aad ee nagu soo fool leh. By weyrah.
----------
Sent from my Nokia phone
Welcome bro and good luck
ReplyDeleteMoalimu juu
ReplyDelete