Musharaxa kursiga baarlamaanka ee deegaanka Lagdheeraa Dr Mohamed
Dahiye Du'ale iyo xubno kale oo isu sharaxaya kursiga deegaanka
lagdheraa islamarkaana siwey looga yaqaano guud ahaan dalka kenya ayaa
si xoogan loogu soo dhaweyay guud ahaan deegaanka lagdheeraa
musharixiita kasoo jeeda deegaanka ayaa siweyn ugu xusulduubaya
hanashada kursiga lagdheeraa waxaana lagu wadaa iney doorashadu ka
dhici doonto guud ahaan dalka keny bisha sadaxaad ee sanadkan. By
weyrah
----------
Sent from my Nokia phone
--
Mohamed weyrah
--
Mohamed weyrah
Dr dahiye Good luck
ReplyDeleteWelcome our Doctor
ReplyDeleteAllaha kuu fududeeyo doorashada
ReplyDeleteGuuleyso
ReplyDelete