20 November 2012

Duqeyntii Gazza

Maalmihii lasoo dhaafay waxey Duqeyn isdabajoog ah ka socotay magaalada gazza iyo guud ahaa falastiin ayadoo israa'iil ey aad u beegsaneysay goobaha ey dagan yihiin dadka rayadka ah. waxaa televishinada caalamka laga arkayay caruur iyo haween aad u le'anaya oo ey madaacfiicda iyo gantaalada ladhaceysay israa'iil ayagoo ku andacoonaya iney ladirirayaa mujaahidiinta xamaas ee halkaas kadagaalanta. Hadaba waxaa ey taasi sii kordhisay kutumashada xuquuqda aadanaha ee uu indhaha kaqabsaday caalamka.

1 comment: