26 October 2012

Maalin jimco ah dadkuna ey ku mashquulsanyeen ciida barakeysan ee ciidul adxa ayaa waxaa cabsi iyo argagax laga dareemay xeryaha dhadhaab kadib markii dilal isdaba joog ah ey kadheceen xeryaha xagardhere iyo ifo waxaana u dambeey nin maanta lagu dhex dilay masaajid ku yaalla xerada xagardheer ee dhadhaab.

Weyraxcade

No comments:

Post a Comment